service-shape

Ka Hortaga Coronavirus Covid-19

Waxad Samaynayso

service

Maydh Gacmahaaga

Gacmahaaga si joogto ah umaydh, kuna maydh biyo iyo saabuun ugu yaraan 20 ilbidhiqsi.

service

Xidho afdabool (Facemask)

Haddi qufaca iyo hindihisadu kugu badan tahya xidho afdabool (facemask).

service

Ha ku qufacin dadka hortooda

Marka aad qufacayso ama hindhisayso dabool afkaga iyo sankaaga .

Waxad iskaga ilaalin karto

service

Ha isku dhawaanina

U jirso masaafo dadka kale, aad ha ugu dhawaan dadka si aad uga hortagto cudurka COVID-19.

service

Gurigaaga joog

Joog gurigagaaga hadaanad lahayn dan muhiim ah ood ka marsan wayday.

service

Ha u dhawaan qof qaba cudurka

Ha booqan qof cudurkan u buka.

Sideen iskaga ilaalin karaa

Gurigaaga Joog.

service
Ha isku dhawaanina

U jirso masaafo dadka kale, aad ha ugu dhawaan dadka.

service
Si joogto ah u nadiifi gacmahaaga

Gacmahaaga si joogto ah umaydh, kuna maydh biyo iyo saabuun ugu yaraan 20 ilbidhiqsi.

service
Gurigaaga Joog

Guri jooga badso, han bixn haddii aand wax daruuri ah u baxayn..

service
Qufac Iyo Hindhisada

Marka aad qufacayso ama hindhisayso ku dabool afka iyo sanka maro ama cududa adigoo xusulkaaga laabay.

service
Xidho Afdabool (Fasemask)

Hadii qufaca iyo hindhisadu kugu badan tahya, xidhio afdabool (fasemask) .

service
Nadiifi

Si joogto ah u nadiifi jeermiskana uga dil gurigaaga iyo goobtaada shaqo.